Nin Dil u geestay Adeerkiis Hooyadii qabi jiray iyo Nin kale oo Dilka la fuliyay oo xukun lagu riday

Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday labo askari oo lagu helay in dil bareer ah u geesteen nin oday ah oo ku sugnaa beertiisa oo kutaalla deegaanka No-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose. Muuse Cali Nuur Axmed iyo Cali Cumar Axmed oo katirsanaa ciidanka xoogga dalka ayaa … Continue reading Nin Dil u geestay Adeerkiis Hooyadii qabi jiray iyo Nin kale oo Dilka la fuliyay oo xukun lagu riday